Nala wadaag sawiradaada

Marketingspotting waa website soomaaliyeed kaas oo kaacaawinaya inaad lacag kasameeso sawirada aad qaado mobilekaaga ama cameradaadaba 2daba lacag waad uga sameeneesa umana baahnid in aad xirfad photography lahaato isla hadeertaan sawir aad qaado ayaad lacag kasameeneesaa.

Maxaad Nagu Dooraneysa?

in kabadan 100 company ayaa diyaar uah inee isticmaalan sawiradaada

Sawir aad soo geliso barteena ayaa waxa laga yaaba inaad ku aragto post bbc somali ay soo dhigtay sababta waxay tahay sawiradada waxaa isticmaalaya companies io idaacadaha halkii mar ladagsado sawirkaagana $70cent ayaad kuheleysa hadaad maalintii hesho 10 degsasho waa 7dollar waxa lagayaba hadii sawiradada laga helo inaad hesho 100 dagsasho oo udhiganta $70.

Sawiro saee loo baahanyahay?

Sawirada aad so gelineeso waa inee ahaadan mid adiga kuuqaas ah oo mobilekaaga ama cameradada kuqaaday sawirka aad soo gelineeso waxaa checking saaraya Artifical intelligence islamarkaana wuxuu soo bandhigaya sawirka meesha laga soo qaday waa hadii aad meelo kasoo qaday balse hadii aad gacantada kuqaday waxba masoosaari doono lacagna waad kasamenesa balse hadii copyright uu kuqabto ban ayaa lagu saari doona.

Fursadan sidee uga faaideysan kartaa?

Anigoo ah milkiilaha websitekaan sidoo kale ah mlkiilaha pageka buzuri tiktokga iambuzuri waxaan lashaqeya websites somali ah oo aan kusoo gudbinaa warar waxaa jirto inaa ubaahano sawiro katurjumaya hadaladeena mana helno tusaale ahaan markaa kahadleeno arimo kusaabsan muqdisho waxaa rabnaa inaa helno sawiro badan oo free copyrighted ah oo quseeya muqdisho sidaa darteed websitekaan dad badan ayuu caawin doona adigana waqtiga aad kubixisay sawirka waad kafaaidi doontaa..

Companieska heshiiska nala ah

Lacagta aa kugu siineeno sawirkaaga marka ladegsado waxay ka imaaneysa companies tiro badan oo somali ah sida maanfur, laacibnet.net, daryeel magazine, okhit.co.uk iyo idaacado badan dhamaantood sawiradiina ayee diyaar uyihiin oo cudurdaar hasameen mobilekaaga qaado sawir waxaad aragto oo isleedahay waa qurxanyahay waxaad soosawiri kartaa cirka io jawiga io waxwalba oo private aheen kadibna halkaan ku soo upload garee isla markaana lacag kuhel.

halkaan ka arag dad kuguuleestay lacago badan

postyadan waxee kahadlayan dad kuguuleestay lacago badan oo sawiro ay sameeyeen laisticmaalay adna kamid noqo.

nasiib wacan...