waxaad heleysaa hadiyadaha halkaan soo gelino si bilaash ah ayaadna kuheleysaa adigoonan wax qarash ah kubixinin inaad iibsato gurigaga ayaa laguugu keenaya.
Bisha ramadan awgeeda waxaan free kadhignay hadiyadaha oo dhan websiteka waxaad kaheleysa hadiyadaha lamaanayasha sida saacado ama waxyaabo kale sidoo kale dharna waad kaheleysa oo waliba tayadooda sareysa bisha ramadan hadii ay dhamaato waxay noqon doonaan lacag,
Aasasaha shirkadan magaciisa waa usama sarwar anagoo ah xirfadonline io qadafi kp waxaa ambassador uga nahay somalia qofwalba somali ama cadaan hadiyada si iskuwada mid ah ayuu uheli doona kaliya anaga dhanka somalida ayaanu qaabilsanahay companygaan wuxuu iskaleeyahay businesses caan ah sida ecommerces io wuxuu qeyb kamid yahay eneblares alaabahana badanaa waxay kaimaadan dukaamadooda io brand deals hadaba jaaniskan inta ramadan uusocdo halaga faaideysto,
Maadaama hadiyadaha ay free yihiin waxaa sameenay shuruud fudud midaas oo ah in postga abaal marinta aad like io share dhahdo waxay qaadaneeysa wax kayar 1daqiqo screen shot ayaad qaadeysa kadibna livechatka ayaad kudireysaa islamarkiiba waxaa checking saaraya teamka kadibna waxaa kuweydiineena inaad noosodirto meesha laguugu keenayo alaabta mida kale maalinkii 10 qof kabadn abaal marin masiin karno maadaama dadka zaaid ubadanyihiin codsiyo kabadan 200 ayaa helnaa waxaa sameena 10ka uhoreysa ayaa marka hore udirna maalinwalba 10 ayaa udireena ilaa aa kagaareno heer 100 qofood halmaalin wax uga diri karno insha allah