Qeybtaan waxaad ka arkeeysa hadiyadaha diyaarka u ah in laguu keeno hadii aad aragto product halkaan kujirto waa jaanis oo isku day inaad noqoto qofka ugu horeeya ee kafaaideysta oo teamka lahadlo hadii aad tahay qof kucusub barnaamijkaan ugu horeen homepageka taabo oo halkaas information oo idil kasoo aqriso kadibna postgaan imaaw oo arag hadiyadaha availableka ah
sidoo kale shuruudo badan majiraan oo ugu horeen waa in hadiyada si dhab ah ugu baahantahay kadibna waxaad share gareeneesa postgan oo asxabtada whatsapp ama facebook udireysa kadibna waad screen shot ayaad teamka udireysa islamarkaana waxaa laguugu keeni doonaa gurigaaga adigoon isdhibin ama lacag bixin sidoo kale product walba companyga ay kasocoto magaciisa waa lagu sooqori doona nasiib wacan inta ramadaanka uu socdo hadii uu dhamaado ramadan umaleen maayo shirkadahan in alaabo free ay nasii doonaan aan kawada faaideysano.
Hoos fiir si aad uaragto alaabaha:
1: Boorso sad ah.

their facebook: keene202 markale mahadsanidiin sxbyaal si aad uhesho sawir kaqaado teamka udir lkn kahor sharuudaha hailoobin maadama wax si bilaash aad kuheleesid sii share garee likena saar aad ayee inoo dhiirgelineesa qasab ma ahan lkn anaga waa ay nasii dhiirigelineesa dooqa adigaa leh.
2: boorso garab ah

facebook: riyaaq markale mahadsanidiin lacala hadii aad alaabo kale dooneso laxiriir qiimo dhimisna waa ay kuusameen donan maadama dhankeena aad kasocoto kaliya waa hadii aad alaabo kale ubaahantahay.
3: Kabo buud “sneakers dumar ah”
